Shirkada spacex









Shirkada spacex waa shirkad technologyadeed  ee Soo saarta qalabyada howada sare waxaana la aas aasay sanadkan 2002 kii waxaana aas aasay ninka biliyaneerka dunida ugu caansan ee Elon musk








Elon musk ayaa qorshaynaya safarka howada si ay baniaadamka u tagaan kookabka mariiqa












No comments:

Henry Ford aasaasaha shirkada ford

 Henry Ford Aas Aasaha Shirkada Gawaarida Ford: Waakuma Henry Ford? Magaciisa Waa Henry Ford Waxa Uu dhashay Sannadii 1863 Henry Wuxuu Ahaa ...

Kuwo ugu caansan